Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Dhuusomareeb ee lagu Jabiyay Ahlu Sunna

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug oo wadajira iyo kooxda Ahlu Sunna ayaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Dhuusomareeb iyo duleedkeeda. Dagaalka ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray labada dhinac iyo sidoo kale dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha lagu dagaalamay. Sida … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Dhuusomareeb ee lagu Jabiyay Ahlu Sunna